عرض المواد باللغة الأصلية

أعلام وشخصيات

عدد العناصر: 154

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Khaalid bin Cali Alghamidi waxa uu ku dhashay magaalada Makka, shahaadada diktoorada ayuu ku haystaa cilmiga Quraanka, isla jaamacadaas ayuu macalin ka noqday, hadana waxa loo magacaabay in uu imaam ka noqdo masjidka Xaramka.

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 12

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 11

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 10

    Maxamud Maxamed C.samad shibili, waxa uu ka mid yahay culimada geeska Afrika , waxa uu ka soo baxay jaamacada Islaamiga ah ee Almadina Almunawara ku taal, kutub dhowr ah ayuu sheekhu qoray, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala nairobi kenya

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 34

    c.caziiz xasan yacquub waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka soomaaliyeed ee ku xeel dheer turjumaada.

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 9

    Ibraahim Al-Akhdar, sacuudiyaan ku dhashay magaalada Madiina sanadkii 1364H, daarul alxadiith ayuu ka baxay, waxa uu ka bartay quraanka culimo badan oo waawayn sida sheekh cumar Alxaydar, markii danbe waxa uu macalin ka noqday Aljaamaca Alislaamiya ee Madiina, sidoo kale waxa uu imaam ka noqday Masjidka nabi NNKH

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 8

    Cumar Alqazaaburi , waa qaari caan ka ah wadamada waqooyiga afrika/carabta, waana imaamka masjidka Xasanka labaad ee Daarul baydaa

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 8

    C.haadi Axmed Kanaakiri, waxa uu ku dhashay riifka dimishiq - suuriya , hadana waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala sucuudigay

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 9

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 6

  • صومالي

    مؤلف, مترجم, عدد العناصر : 6

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 6

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 6

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 6

    sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee geeska Afrika, waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay wadamada: itobiya, somaliya, kenya, markii danbana waxa uu aaday jaamacada Islaamka Ee Almadiina Almunawara, halkaas oo uu ka soo qaatay shahaadada jaamacada, hada waxa uu ku noolyahay wadanka kenaya.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 5

    Salaax Alhaashim waxa uu ka mid yahay imaamyada masjidka wayn ee dawlada kuwayt.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 5

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 5

    maxamed binu abubakar Ar-raazi , waa caalim wayn oo alifay kutuba badan waxaa kamid ah: mukhtaaru As-saxaax.

  • صومالي

    مؤلف, مُراجع, عدد العناصر : 4

    sheikh cumar faaruuq waxa uu ka mid ahaa culimada soomaliyeed ee waawayn.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 14

    C.laahi Albacjaan, waxa uu macalin ka yahay kuliyad ku taala magaalada Kharj ee dalka sucuudiga, waxa uu wax ka bartay jaamacada Imaam, waxa hada uu imaam ka yahay masjidka Nabiga NNKH

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3