عرض المواد باللغة الأصلية

أعلام وشخصيات

عدد العناصر: 163

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Dhaahaa bin maxamed Alfahd, waa qaari cod macaan, mareegtiisuna waa: http://taiser.net

  • صومالي

    عدد العناصر : 0

  • صومالي

    مترجم, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    قارئ, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Maxamed Cawad Alxarbaawi, waxa uu ka baxay jaamacada Al-azhar, shahaadada diktoorada ayuu ku haystaa culuumta quraanka, sido kale waxa uu macalin ka noqday isla jaamacadaas, waxa uu alifay kutub badan.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Muuse Bilaal waa qaari imaam ka ah masjidka An-nuur ee ku yaala Makka Almukarramah, waxa uu xubin ka ahaa dadkii maamulayay musaabaqadii Dubai lagu qabtay sanadkii 1420m,

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Ad-dawkaali Maxamed Alcaalim, waxa uu dhashay sanadkii 1949m , wuxu u dhashay wadanka liibiya

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Majdi Albeltaji, waa qaari masri ah oo cod macaan, cajalado badana duubay.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 6

    Axmed Dhaalib Xumayd, waxa uu ku dhashay magaalada Riyadh sanadkii 1401H, waxa uu ka baxay jaamacada Imam, hadana waxa uu Imaam ka yahay masjidka Xaramka ee Makkah.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 6

    Bandar binu c.caziz baliilah , waxa uu ku dhashay Makka Al-mukarramah, sanadkii 1395H, shahaadada master ayuu ku haystaa cilmi fiqhiga, sidoo kale diktoora ayuu ku haystaa isla cilmigaas, waxa uu imaam ka yahay masjidka Amiira noof, oo ku yaala Makka, markii danbe waxa uu imaam ka noqday Masjidka xaramka.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Mustafe Gharbi waa qaari maqribi ah , waana sheekha qurraada maqrib, waxa uu dhashay sanadkii 1964m

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Waliid Cali Maxamed An-naa ixi, waa liibiyaan, waxa uu ku guulaystay kaalinta labaad musaabaqadii quraanka ee Dubai ay qabatay.