عرض المواد باللغة الأصلية

أعلام وشخصيات

عدد العناصر: 154

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Majdi Albeltaji, waa qaari masri ah oo cod macaan, cajalado badana duubay.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 6

    Axmed Dhaalib Xumayd, waxa uu ku dhashay magaalada Riyadh sanadkii 1401H, waxa uu ka baxay jaamacada Imam, hadana waxa uu Imaam ka yahay masjidka Xaramka ee Makkah.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 6

    Bandar binu c.caziz baliilah , waxa uu ku dhashay Makka Al-mukarramah, sanadkii 1395H, shahaadada master ayuu ku haystaa cilmi fiqhiga, sidoo kale diktoora ayuu ku haystaa isla cilmigaas, waxa uu imaam ka yahay masjidka Amiira noof, oo ku yaala Makka, markii danbe waxa uu imaam ka noqday Masjidka xaramka.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Mustafe Gharbi waa qaari maqribi ah , waana sheekha qurraada maqrib, waxa uu dhashay sanadkii 1964m

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Waliid Cali Maxamed An-naa ixi, waa liibiyaan, waxa uu ku guulaystay kaalinta labaad musaabaqadii quraanka ee Dubai ay qabatay.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Axmed Almisbaaxi waa qaari yamani ah, waxa uu quraanka ku bartay magaalada xudayda masjidka Usaama bin zayd, hadana waxa uu macalin ka yahay jaamacada Culuum Wa Tiknolojiya, oo ku taal Sanca Yamen.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    C.kabiir Alxudaydi, wadanka ayuu maqrib u dhashay sanadkii 1963m, waa aasaasihii mashruuca (quraanka ku xifdi gurigaaga) .

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Alcuyuun Alkushi waxa uu ku dhashay magaalada Aasfi ee wadanka maqrib, sanadkii 1967m, quraanka ayuu xifdiyay isaga oo sagaal jir ah.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Rashiid Balcaaliyah, waxa uu duubay musxaf qur aan ah, oo laga ictimaaday wasaarada arimaha diinta ee wadanka jazaa ir. Riwaayada warsh naafic.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Cabdi alcalyi Acnuun waxa uu ku dhashay magaalada Faas ee maroco sanadkii 1947m, waxa uu helay ijaazooyin xaga qur aanka ah, waxa uu ku caan yahay dhanka tajwiidka iyo akhrinta qur aanka, gaar ahaan riwaayada Warsh can naafic

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari u dhashay maqrib

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu ka mid yahay qurraada wadanka maqrib

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu xubin ka yahay jimciyada quraanka kariimka ee sucuudiga, waxa uu imaam ka yahay masjidka Amiir c.laah bin maxamed ee ku yaal magaalada Riyadh

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari masri ah, waxa uu imam ka yahay masjid ku yaala magaalada dubai

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari masri ah, waxa uu dhashay 1984m, waxa uu haystaa shahaado dhanka tarjumaada ah jaamacada Azhar, sidoo kale shahaado master ah oo dhanka qur aanka ah, iyo Ijaazo

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Shiirzaad C.raxman Dahir, waxa uu ku dhashay ciraaq sanadkii 1968m, waxa uu imaam ka soo noqday masaajidado badan oo ku yaala wadamo badan

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu ka mid yahay qurraada masar, waxa uu dhashay 1984, shahaado ayuu ka haystaa jaamacada azhar oo ku saabsan dhanka tajwiidka,

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1