عرض المواد باللغة الأصلية

أعلام وشخصيات

عدد العناصر: 163

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Axmed Almisbaaxi waa qaari yamani ah, waxa uu quraanka ku bartay magaalada xudayda masjidka Usaama bin zayd, hadana waxa uu macalin ka yahay jaamacada Culuum Wa Tiknolojiya, oo ku taal Sanca Yamen.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    C.kabiir Alxudaydi, wadanka ayuu maqrib u dhashay sanadkii 1963m, waa aasaasihii mashruuca (quraanka ku xifdi gurigaaga) .

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Alcuyuun Alkushi waxa uu ku dhashay magaalada Aasfi ee wadanka maqrib, sanadkii 1967m, quraanka ayuu xifdiyay isaga oo sagaal jir ah.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Rashiid Balcaaliyah, waxa uu duubay musxaf qur aan ah, oo laga ictimaaday wasaarada arimaha diinta ee wadanka jazaa ir. Riwaayada warsh naafic.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Cabdi alcalyi Acnuun waxa uu ku dhashay magaalada Faas ee maroco sanadkii 1947m, waxa uu helay ijaazooyin xaga qur aanka ah, waxa uu ku caan yahay dhanka tajwiidka iyo akhrinta qur aanka, gaar ahaan riwaayada Warsh can naafic

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari u dhashay maqrib

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu ka mid yahay qurraada wadanka maqrib

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu xubin ka yahay jimciyada quraanka kariimka ee sucuudiga, waxa uu imaam ka yahay masjidka Amiir c.laah bin maxamed ee ku yaal magaalada Riyadh

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari masri ah, waxa uu imam ka yahay masjid ku yaala magaalada dubai

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waa qaari masri ah, waxa uu dhashay 1984m, waxa uu haystaa shahaado dhanka tarjumaada ah jaamacada Azhar, sidoo kale shahaado master ah oo dhanka qur aanka ah, iyo Ijaazo

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Shiirzaad C.raxman Dahir, waxa uu ku dhashay ciraaq sanadkii 1968m, waxa uu imaam ka soo noqday masaajidado badan oo ku yaala wadamo badan

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    waxa uu ka mid yahay qurraada masar, waxa uu dhashay 1984, shahaado ayuu ka haystaa jaamacada azhar oo ku saabsan dhanka tajwiidka,

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Maxamed Cusmaan Khaan , waxa uu macalin ka yahay jaamacada Daarul Alculuum ee wadanka hindiya, isla markaana waxa uu madax ka yahay jimciyada culimada ee Hindiya, oo ah jimciyadii ugu wayn wadankaas.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    Cimaad Zuhayr Xaafid waxa uu ku dhashay magaalada Madiina Almunawara, sanadka 1982m, waxa uu shahaadada PHD a ku haystaa cilmiga tafsiirka quraanka, waxa uu imaam iyo khadiib ka ahaa masjidka quba, waxana uu macalin ka yahay kuliyada qur, aanka ee jaamacada islaamka ee Madiina, waxa kale oo uu imaam ka noqday masjidka nabiga, sallalahu calayhi wasalam.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    jazaac bin faliix As-suwaylix, waxa uu ku dhashay kuwayt sanadka 1969, waxa uu ka mid yahay qurraada caanka ah dalka kuwayt, waxana uu ka baxay kuliyada sharciga iyo barashada culuumta islaamka ee kuwayt, waxana uu macalin ka yahay isla jaamacadaas.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    yaxya Axmed Alxaliili waxa uu ku dhashay sanca yaman , sanadkii 1952, qur aanka waxa uu dhameeyay sanadkii 1962 , waxa uu imaam ka noqday masjid ku yaala badhtamaha magaalada sanca,

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 1

    C.laah C.raxiim Alkandari waa qaari kuwayti ah