• Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 140

    Mashaari Bin Raashid Alcafaasi , waa kuwayti, waxa uu quraanka ku dul akhriyay culimo waawayn oo badan.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 47

    maxamuud Cali banaa , waa qaari masri ah oo dhashay sanadkii 1926m, waxa uu quraanka xifdiyay isaga oo 11 jir ah, waxa uu dhintay sanadkii 1985m.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 42

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 33

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 35

    C/laahi bin Cawaad Aljuhani

  • Soomaali

    Akhriye, curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 29

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 28

    faaris Cabaad waa qaari cod macaan, dhalashadiisu waa Yamani, waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala Magaalada dhanka bari ee sucuudiga.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 28

    C.laahi Cali Basfar, waxa uu ku dhashay Jidah sanadkii 1381h, shahaada jaamacada ayuu ka qaatay jaamacada Malik C.caziz , masterna jaamacada Umul qura ee Makka, sidoo kale shahaada diktooradana isla jaamacadaas ayuu ka qaatay, dhanka quraanka waxa uu Ijaazo ka haystaa sheekh Ayman Rashdi Suwayd sanadkii 1407h.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 28

    Axmed Bin Cali Alcajami waxa uu ku dhashay magaalada Khubar sanadkii 1968m, shahaadada diktoorada ayuu ku qaatay cilmi tafsiirka.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 39

    Maxamud khalil Alxusari, waa sheekhii masar, waana madaxii Qurraada caalamka, waxa uu dhashay sanadkii 1917m, cajalado badan ayuu duubay, sidoo kale waxa uu alifay kutub badan, waxa uu geeriyooday sanadkii 1980m.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 27

    Abu Bakar Ash-shaadiri waxa uu dhashay sanadkii 1970m, waxa uu ku barbaaray Jidah , imaam ayuu ku yahay masjid ku yaala isla magaaladaas, waxa uu Ijaazo ku haystaa akhrinta quraanka, sidoo kale shahaado Master ah dhanka xisaabaadka.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 22

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 21

    Maxamed Jibril waxa uu u dhashay masar, jaamacada Az-har ayuu ka qaatay shahaadada shareecada iyo qaanuunka.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 16

    Khaalid Al-qaxdaani, waxa uu imaam ka ahaa masjid ku yaala magaalada Damaam

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 17

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 16

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 15

    sh. Maxamed Axmed Allaha u naxariistee waxa uu ka mid ahaa culimada soomaaliyeed ee ku caanka ah dhanka fidinta dacwada, wakhtiyadii sideetamaadkii ilaa intii ka danbaysay.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 14

    Miftaax Maxamed As-suldani, waxa uu ku dhashay Banqazi- liibiya sanadkii 1393h, Ijaazada quraanka ayuu helay culimo badan o masaari ah, sidoo kale waa dhakhtar dhanka xanuunada kalyaha ku dhaca ah.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 24

    Maahir bin Xamad Almucayqili

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 14