عرض المواد باللغة الأصلية

أعلام وشخصيات

عدد العناصر: 163

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 2

    C.raxman bin Jamal Alcawsiyi, waxa uu dhashay sanadkii 1980, waana mucalin iyo imaam masjidka Al-ikhlaas ee magaalada Khubar , wadanka sucuudiga

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

    Maxamed C.xakim bin Sacid Alcabdalah waxa uu ka mid yahay qurraada makka jooga, waxa uu u dhashay wadanka suuriya, takhasus ayuu ku haystaa culuumta quraanka, Aabihii ayuuna ka bartay cilmigaas,

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

    fu aad alkhaamiri waa yamani , imaam ka ah masjidka khaalid binu waliid ee qadar

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 2

    Khaalid C/kaafi waxa uu ku dhashay Makka Almukarrama, waxa uu shahaado jaamacadeed ku haystaa qur'aanka, waxa uu imaam ka yahay magaalad Jiddah

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, مُراجع, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 2

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3

    C.risaaq bin Cabtan Ad-daylami , waa qaari u dhashay wadanka ciraaq.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 4

    C.laahi C.qani Alkhayaad , waxa uu imaam ka ahaa masjidka Xaramka,

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 3

    Yaasir bin Rashid Ad-dawsari, waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala magaalada Qarnaada

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3

    Yaasir bin Ibraahim Almazruuci

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 3

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 3

    Nabiil bin C.raxiim Ar-rifaaci, waxa uu dhashay sanadkii 1386h, magaalada Jidah, shahaadada masterka ayuu ku haystaa cilmiga awoodaha basharka, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala magaalada Jidah

  • صومالي

    مؤلف, قارئ, عدد العناصر : 3

    Yuusuf bin Nuux Axmed, waa qaari ku dhashay magaalada Makka Almukarramah, masjidka xaramka ayuu wax ka bartay, isla halkaas ayuu macalin ka yahay.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3

    Maxamuud Ash-shaymi, waxa uu u dhashay masar, waxa uu qaari ka yahay Idaacada quraanka kariimka ee Kuwayt.

  • صومالي

    مؤلف, عدد العناصر : 3