Firqooyinka lunsan
soo jeediye : Maxamed Axmed Cilmi Saylici - Muxamed Cabdi Umal
dib u eegid: Maxamed Axmed Cilmi Saylici
tilmaamid
Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.
- 1
MP3 21.67 MB 2024-26-10
- 2
MP3 19.26 MB 2024-26-10
- 3
MP3 22.16 MB 2024-26-10
- 4
MP3 30.08 MB 2024-26-10
qaybaha cilmiga: