tv yada africa waxa ay ka mid yihiin kuwa ugu hormoodsan dhanka fidinta diinta islaamka iyo duruusta culimada, kuwaas oo ku baxa luqado kala duwan sida; somaliga, sawaaxiliga, hawsada iyo kuwo kale, sidoo kale waxa ay sii daayaan barnaamujyo xiiso u leh bulshada.
www.nasiixa.com waxa uu ka mid yahay website yada ku faafiya diinta islamaaka afka soomaliga , waana website ay ku jiraan maadooyin iyo duruus badan oo faaido u leh cid walba.