- Classification Tree
- quraanka kariimka
- sunada
- caqiidada
- tawxiidka
- cibaadada
- islaamka
- Iimaanka
- masaa’il ku saabsan iimaanka
- samafalka / ixsaanka
- kufriga
- munaafaqnimada
- shirkiga
- bidcada
- saxaabada iyo Aalu-baytka
- tawasulka / sii marid
- walaayada iyo karaamada awliyada
- sixirka iyo fooxisada
- jinka
- Alwalaa Iyo Albaraa
- Ahlu suna Wal jamaacah
- diinta iyo miladaha
- firqooyinka
- firqooyinka islaamka isku eekaysiya
- madaahibta fikriga ee cusub
- Books on Islamic Creed
- Fiqhi
- barashada axkaamta cibaadaadka
- dahaarada
- Salaada
- Axkaamta salaada
- Aadaanka iyo iqaamada
- wakhtiga salaadaha
- shuruudaha salaada
- Arkaanta salaada
- waajibaadka salaada
- sunayaasha salaada
- qaabka loo tukado
- adkaarta la akhriyo salaadaha ka dib
- waxyaabaha jabiya/buriya salaada
- sujuuda sahwiga
- Prostration of Recitation
- Prostration of Gratitude
- Axkaamta imaamnimada
- salada jumcada
- salaada jamaacada
- salaada dadka cudurdaarka qabo
- salaada sunada
- Aljinaaza / Aaska
- Sakada
- soonka
- Xajka iyo Cumrada
- wax isku badalka (iibka)
- Iimaanka iyo nadarka
- qoyska
- isdaawaynta , iyo tufida sharciga ah
- Cuntada iyo cabida
- xadgudubyada/ danbiyada
- xuduuda
- garsoorka
- jihaadka
- Fiqhiga Nawaazilka
- fiqiga dadka laga tirada badan yahay mabda ahaan
- axkaam iyo arimo ku saabsan qofka islaanimada ku cusub
- siyaasada sharciga ku dhisan
- madaahibta fiq-higa
- fatwooyin
- Usuul Al-fiqhi
- Books on Islamic Jurisprudence
- barashada axkaamta cibaadaadka
- fadaa ilka
- fadliga cibaadaadka
- fadliga akhlaaqada
- aadaabta
- Aadaabta hadalka
- aadaabta safarka
- aadaabta booqashada bukaanka
- aadaabta Huga / dhar xidhashada
- masaajidada iyo axkaamtooda
- aadaabta ogolaansho qaadashada
- Etiquette of Yawning
- Etiquette of Visiting People
- Etiquette of Market
- Etiquette of Hospitality
- aadaabta dariiqa iyo suuqa
- Aadaabta salaanta
- aadaabta cunida iyo cabida
- aadaabta hindhisada
- aadaabta hurdada iyo toosida
- riyada iyo hawaawiga
- aadaabta riyada
- ducooyinka
- dacwada xaga ilaahay
- marxalada iyo waaqica dawcada
- Promotion of Virtue and Prevention of Vice
- waanooyin iyo waxsheg
- Calling to Allah's Religion
- Issues That Muslims Need to Know
- Arabic Language
- History
- Islamic Culture
- Periodic Occasions
- Contemporary Life vs Muslims' Affairs
- Schools and Education
- Mass Media and Journalism
- Press and Scientific Conferences
- Communication and Internet
- Islamic Civilization
- Orientalism and Orientalists
- Sciences from Muslims Perspective
- Islamic Systems
- Website Competitions
- Various Apps and Programs
- Links
- Administration
- Curriculums
- khudbadaha minbarka
- Academic lessons
- cilmiga / aqoonta
- Islamic Knowledge Source Texts
- Source Texts of Quran's Interpretation
- Source Texts of Quran's Recitations and Reciting Rules
- Source Texts of Islamic Creed
- Source Texts of Prophetic Sunnah
- Source Texts of Arabic Grammar
- Source Texts of Fundamentals of Islamic Jurisprudence
- Source Texts of Islamic Jurisprudence
- Audio Books and Source Texts
- Seekers of Knowledge
- Seekers of Knowledge (Beginners)
- General Public of Muslims
- Soomaali soo jeediye : Sh. Saciid bin Al Qaxdaani dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada. 2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib. 3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii , 4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashada leh habeenkii , ducada saska ama argagaxa iyo qofka cabsi lagu ibtileeyay habeenkii , waxa uu samaynayo qofku hadii uu arko riyo xun ama hawaawi habeenkii , ducada qunuutka witriga , ducada marka laga baxo salaada witriga.
- Soomaali soo jeediye : Axmed Maxamud Axmed-yare dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
waa sharax qiimo leh oo ku saabsan kitaabka usuul As-salaasa, kaasi oo cadaynaya sadexda arimood ee waawayn ee laga rabo qof walba in uu garto oo uu barto.
- Soomaali soo jeediye : Axmed Maxamud Axmed-yare dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
sharaxa kitaabka Almasaa il aljaahiliya oo uu qoray sheekh maxamed c.wahaab, oo uu kaga hadlayo qaybo badan oo caqiidada ka mid ah
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
duruus taxane ah oo ku saabsan sharaxa kitaabka SIFATU AS- SALAATI AN-NABIYI- scw. oo uu qoray sheesh albaani, kitaabka waxa uu si fiican u sharaxayaa sidii uu nabigu tukan jiray salaada
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
waa sharaxa kitaabka lumcatul ictiqaad oo ka hadlaya cilmiga caqiidada, waxa uu si kooban uga hadlayaa kitaabku caqiidada ahlu sunah waljamaaca, magacaanta eebe iyo sifaadkiisa subxaanuhu watacaalaa, makaanada saxaabada, qiyaamaha, qadarka iwm.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.
- Soomaali dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
waa sharaxaad ku saabsan kitaabka As-sifaat ee uu qoray Imam Daara-qudhni, oo uu ku cadeeyay sida ugu haboon ee loo macnayn karo magacaanta iyo sifooyinka ilaahay, midaas oo ah in la raaco sida kitaabka quraanka iyo sunada ku sugan, oo lagu fahmayo manhajka salafka saalixa ah.
- Soomaali soo jeediye : C.Qaadir Maxamuud dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlay qisaska anbiyada lagu sheegay quraanka, laga soo bilaabo nabi aadan ilaa laga soo gaadho nabi ciise. Calayhimu as-salaatu wa as-salaam.
- Soomaali soo jeediye : C/Laahi Cali Geele dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Silsilad muxaadarooyin ah oo ka hadlaya macnaha Asmaada iyo sifaadka ilaahay S.W. iyo sida loo macnaynayo. Sida ka soo aroortay salafkii saalixa ahaa. Iyo sidoo kale cadayn waxyaabaha ka reeban qofka magacaantaas macnaynaya.
- Soomaali soo jeediye : Maxamud Shibili dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.
- Soomaali soo jeediye : Maxamud Shibili
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya qabuuraha, iyo qaabka loo booqdo, xukunka ay leedahay in la soo qodo oo la soo saaro qofka ku aasan, sidoo kale ma banaan tahay in masjid laga dhex dhiso qubuurtu, iyo arimo badan oo muhiim ah.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal
Muxaadaro ka hadlaysa raacida sunada nabiga s.c.w iyo ka tagida bidcada, iyo wanaaga arintaasi leedahay aduun iyo akhiiraba
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal
Tafsiir kooban oo ka hadlaya suurada al_casr iyo waanooyinka ay xanbaarsan tahay.
- Soomaali soo jeediye : Cumar Faaruuq dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa qabsashada xadhiga ilaahay, iyo midnimada, iyo sida arintaasi saxaabadu ugu dhaqmeen.
- Soomaali soo jeediye : Mustafe Salafi dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa xaqa nabigu s.c.w inagu leeyahay, oo ay ka mid tahay: in la rumeeyo, in la raaco wuxuu na amray, iyo in laga tago wixii uu naga reebay,
- Soomaali soo jeediye : C.Laahi Xasan Barbarawi dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.
- Soomaali dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha adoonimada ilaahay, iyo shuruuda ay leedahay cibaadadu
- Soomaali soo jeediye : C.qaadir Cukaasha dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa xadgudubka , iyo meelaha ay qofka uga iman karto xadgudubku, iyo firqooyinka arintaas ku kacay.