tirada qaybaha: 3
YOUTUBE 3 / 1 / 1438 , 5/10/2016
muxaadaro ka hadlaysa maalinta cashuura, iyo soonkeeda, iyo bisha muxaram oo ah bisha koowaad ee sanadka islaamka.
PDF 9 / 1 / 1436 , 2/11/2014
Su’aal : qofka lagu leeyahay soonka ramadaan ma soomi karaa soon kale oo sune ah?
Soonka maalinta caashuuraa iyo fadliga uu leeyahay soonka maalintaas, iyo maalmaha kale ee la xidhiidha.