tirada qaybaha: 2
YOUTUBE 19 / 7 / 1437 , 27/4/2016
Waa duruus taxane ah oo ka hadlaysa, arimo badan oo khuseeya ramadaanta, tusee ahaan, waxyaabaha qofka sooman u banaan iyo waxyaabaha ka xaaraanta ah, ama la kahday samayntooda.
MP4 21 / 9 / 1436 , 8/7/2015
muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka danbe, ictikaafka iyo shuruudihiisa, iyo muhiimada ictikaafka