qaybaha cilmiga

maxamad waa rasuulkii ilaahay s.c.w

bogan waxa uu ka hadlayaa nabi muxamed, s.c.w. iyo noloshiisii, akhlaaqadiisi, sifooyinkii uu lahaa nabigu, waxyaabaha ku tusaya nabinimadiisii, xuquuqda nabiga, haweenkii nabiga, dhalashadiii nabiga s.c.w

tirada qaybaha: 2

  • Xuquuqda nabiga Soomaali

    MP3

    soo jeediye : Mustafe Salafi dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici

    Muxaadaro ka hadlaysa xaqa nabigu s.c.w inagu leeyahay, oo ay ka mid tahay: in la rumeeyo, in la raaco wuxuu na amray, iyo in laga tago wixii uu naga reebay,

  • PDF

    risaalada nabi muxamed ,s.c.w. waa muxaadarooyin ka hadlaya siirada nabiga iyo risaaladiisa: 1- siirada anbiyada calahim salaam. ayay ku sugnaatay kudayashada saxda ah. 2- siirada nabi maxamed scw. waa mid tusaale u ah dhamaan umadaha. 3- siirada nabi muxamed scw. marka laga eego dhanka taariikhda. 4-siirada nabi muxamed scw. 5. siirada nabi muxamed scw. iyo sida ay u koobsatay wanaag oo dhan. 6. siirada nabi muxamed scw. iyo sida ay u leedahay mudnaanshaha ku dayashada. 7. risaalada nabi muxamed scw. in ay tahay mid ku socota umada oo dhan. 8. siirada nabi muxamed scw. marka laga eego dhanka camaliga

rayi gaagu waa noo muhim