Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo Maydhashada
qore :
tilmaamid
Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashada lawxo lagu sawiray oo ku xardhan Luuqadda Carabida. Waxa Diyaariyay Sh Dr:- Haysam Sarxaan. Waxa ku dhex jira in kooban oo ka mida sifada iyo qaabka waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashadii nabiga iyadoo ay la socdaan sawiro cadeeynaya
- 1
Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo Maydhashada
PNG 347.98 KB 2023-20-09
qaybaha cilmiga: