Salaada
soo jeediye : Maxamed Cumar Dirir - Maxamed Axmed Cilmi Saylici
dib u eegid: Maxamed Axmed Cilmi Saylici
tilmaamid
1. Salaada iyo axmkaamteeda, , cida ay ku waajib tahay, iyo arimaha loo cuskanayo waajibnimadeeda ( adilada).
2. Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka.
3. Salaada:shuruudaha salaada iyo tilmaamaha ay la gaarka tahay, xukunka qofka ka taga salaada, fadliga salaada, su’aalo kooban.
- 1
MP3 12.8 MB 2019-05-02
- 2
MP3 16.29 MB 2023-22-12
- 3
MP3 14.03 MB 2023-22-12
qaybaha cilmiga: