Kitaabka ( Dhufayska muslimka )
soo jeediye : Sh. Saciid bin Al Qaxdaani
dib u eegid: Maxamed Axmed Cilmi Saylici
tilmaamid
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada.
2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib.
3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii ,
4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashada leh habeenkii , ducada saska ama argagaxa iyo qofka cabsi lagu ibtileeyay habeenkii , waxa uu samaynayo qofku hadii uu arko riyo xun ama hawaawi habeenkii , ducada qunuutka witriga , ducada marka laga baxo salaada witriga.
- 1
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 01
MP3 13 MB 2019-05-02
- 2
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02
MP3 13.6 MB 2019-05-02
- 3
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 03
MP3 13.5 MB 2019-05-02
- 4
Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 04
MP3 13.6 MB 2019-05-02
goobo:
qaybaha cilmiga: