Sharaxa kitaabka sifaat
soo jeediye : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
dib u eegid: Maxamed Axmed Cilmi Saylici
tilmaamid
waa sharaxaad ku saabsan kitaabka As-sifaat ee uu qoray Imam Daara-qudhni, oo uu ku cadeeyay sida ugu haboon ee loo macnayn karo magacaanta iyo sifooyinka ilaahay, midaas oo ah in la raaco sida kitaabka quraanka iyo sunada ku sugan, oo lagu fahmayo manhajka salafka saalixa ah.
- 1
MP3 12.02 MB 2024-20-10
- 2
MP3 11.16 MB 2024-20-10
- 3
MP3 10.5 MB 2024-20-10
- 4
MP3 10.25 MB 2024-20-10
qaybaha cilmiga: