tirada qaybaha: 12
23 / 5 / 1435 , 25/3/2014
Macnaha ka noqoshada diinta , iyo axkaamta arintaasi ka ratibmaysa aduunyada iyo aakhiradaba, noocyada ka noqoshada diintu ay leedahay.
3 / 3 / 1435 , 5/1/2014
Macnaha Wanaag farista iyo xumaan reebista , xukunkooda, fadligooda, xigmada ku jirta in shaqadan la qabto, ayaa laga rabaa inuu u qumo shaqadaas.
5 / 2 / 1435 , 9/12/2013
Macnaha dacwada, jidka ilaahay oo dadka loogu yeedho iyo adilada ku tusaya arintaas, sideed dadka ugu qancin kartaa dacwada.
18 / 1 / 1435 , 22/11/2013
1. Salaada iyo axmkaamteeda, , cida ay ku waajib tahay, iyo arimaha loo cuskanayo waajibnimadeeda ( adilada). 2. Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka. 3. Salaada:shuruudaha salaada iyo tilmaamaha ay la gaarka tahay, xukunka qofka ka taga salaada, fadliga salaada, su’aalo kooban.
26 / 12 / 1435 , 21/10/2014
Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.
23 / 12 / 1435 , 18/10/2014
Muxaadaro ka hadlaysa waxyaabaha laga rabo qofku marka uu ka noqdo xajka, iyo faa idooyinkii laga soo helay xajka.
28 / 5 / 1435 , 30/3/2014
Muxaadaro ka hadlaysa saaxiibka wanaagsan iyo adilada ku tusinaysa arintaas, iyo sida qofku ku helayo saaxiibka wanaagsan, tusaalooyin ka saaxibada wanaagsan.
21 / 5 / 1435 , 23/3/2014
Macnaha hamiga sareeya, sababaha lagu gaadho hamiga wayn, iyo dariiqa loo maro, midhaha lagu gaadhayo, tusaalooyin hamiga wayn.
18 / 5 / 1435 , 20/3/2014
Muxaadaro ka hadlaysa : sababaha umada muslinka u keeni kara guusha oo ay ka mid tahay: ilaahay oo si dhab ah loo rumeeyo, cilmiga iyo camal wanaagsan oo la raaciyo, jihaadka lagula dagaalamayo gaalada, sabirka.
Macnaha qaraabo xidhiidhinta iyo fadliga ay leedahay , khatarta ku sugan qaraabo goynta, asbaabaha keena qaraabo goynta, iyo calaamadaha ku tusinaya arintaas, su’aalo muhiim ah.
26 / 4 / 1435 , 27/2/2014
Axkaamta iibka iyo shuruudiisa, iyo noocyada iibka xaaraamta ah, shirkadaha iyo qaybaha ay u qaybsamaan dhanka fiqiga iyo xukunkooda.
Waqtiga iyo ahmiyadiisa iyo sida looga faa iidaysanayo waqtiga, iyo sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore uga faa iidaysan jireen waqtigooda.