معلومات المواد باللغة العربية

Ibraahim Dusuuqi - maqal

tirada qaybaha: 1

  • Soomaali

    soo jeediye : Ibraahim Dusuuqi

    • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Nolosha aduunyada iyo qiimaheeda. Qabriga iyo imtixaanka yaala meeshaas. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Marxaladaha uu qofku marayo aduunyada iyo aakhiradaba. Suurta kowaad iyo ta labaad. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Qaabka ay u dhacayso xisaabtu iyo meelaha ay dadku marayaan. Sida jidka siraad. Janada iyo naarta