معلومات المواد باللغة العربية

Maxamud Shibili - maqal

tirada qaybaha: 3

  • Soomaali

    soo jeediye : Maxamud Shibili dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici

    Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.

  • Soomaali

    soo jeediye : Maxamud Shibili

    Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya qabuuraha, iyo qaabka loo booqdo, xukunka ay leedahay in la soo qodo oo la soo saaro qofka ku aasan, sidoo kale ma banaan tahay in masjid laga dhex dhiso qubuurtu, iyo arimo badan oo muhiim ah.

  • Soomaali

    tumjumid : Maxamud Shibili dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici

    waa silsilad ku saabsan sharaxa manduumada uu qoray Abu Isxaaq Albiyaari , taasi oo ku saabsan waano uu u dirayo wiilkiisa , isaga oo ku boorinayaa barashada cilmiga iyo aadaabtiisa.