• Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 34

    c.caziiz xasan yacquub waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka soomaaliyeed ee ku xeel dheer turjumaada.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 8

    C.haadi Axmed Kanaakiri, waxa uu ku dhashay riifka dimishiq - suuriya , hadana waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala sucuudigay

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    C.kabiir Alxudaydi, wadanka ayuu maqrib u dhashay sanadkii 1963m, waa aasaasihii mashruuca (quraanka ku xifdi gurigaaga) .

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    C.laah C.raxiim Alkandari waa qaari kuwayti ah

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 14

    C.laahi Albacjaan, waxa uu macalin ka yahay kuliyad ku taala magaalada Kharj ee dalka sucuudiga, waxa uu wax ka bartay jaamacada Imaam, waxa hada uu imaam ka yahay masjidka Nabiga NNKH

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 4

    C.laahi C.qani Alkhayaad , waxa uu imaam ka ahaa masjidka Xaramka,

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 28

    C.laahi Cali Basfar, waxa uu ku dhashay Jidah sanadkii 1381h, shahaada jaamacada ayuu ka qaatay jaamacada Malik C.caziz , masterna jaamacada Umul qura ee Makka, sidoo kale shahaada diktooradana isla jaamacadaas ayuu ka qaatay, dhanka quraanka waxa uu Ijaazo ka haystaa sheekh Ayman Rashdi Suwayd sanadkii 1407h.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 2

    C.laahi Dhahaa Sarbal waxa uu u dhashay Urdun sanadkii 1979m, waa imaam masjida Umul Muminiin, shahaadada jaamacadeed ayuu ku haystaa cilmiga Usuul-diinka, sidoo kale master ayuu ku haystaa cilmiga quraanka.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 5

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 3

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 2

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 17

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 2

    C.raxman bin Jamal Alcawsiyi, waxa uu dhashay sanadkii 1980, waana mucalin iyo imaam masjidka Al-ikhlaas ee magaalada Khubar , wadanka sucuudiga

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    c.raxman ismaaciil khayre , waa bare wax ka dhiga jaamacada Hargaysa, waxa uu shahaadada jaamacadeed iyo mida master ta ah ka qaatay jaamaca Imaam ee ku taala magaalada Riyadh.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 3

    C.risaaq bin Cabtan Ad-daylami , waa qaari u dhashay wadanka ciraaq.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, mutarjim, tirada qaybaha : 6

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 81

    C/ Albaari As-subayti imaamka iyo masjidka nabiga ee Madiina

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 35

    C/laahi bin Cawaad Aljuhani