• Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    maxamud c.xakam , waxa uu dhashay sanadkii 1915M, wadanka masar, qur aanka waxa uu xifdiyay isaga oo da'diisu tahay toban jir, waxa uu wax ka bartay mac-hadka Al-axmadi, dabadeedna Azhar, kadib markii uu la kulmay halkaas culimo waawayn waxana uu noqday qaari wayn oo caan ah, sanadkii 1940m waxa uu ka mid ahaa culimadii waawaynaa ee aasaasay Daladii isku taga culimada Qurraada, waxa uu geeriyooday sanadkii 1982m, Alaha u naxariisto.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 39

    Maxamud khalil Alxusari, waa sheekhii masar, waana madaxii Qurraada caalamka, waxa uu dhashay sanadkii 1917m, cajalado badan ayuu duubay, sidoo kale waxa uu alifay kutub badan, waxa uu geeriyooday sanadkii 1980m.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 10

    Maxamud Maxamed C.samad shibili, waxa uu ka mid yahay culimada geeska Afrika , waxa uu ka soo baxay jaamacada Islaamiga ah ee Almadina Almunawara ku taal, kutub dhowr ah ayuu sheekhu qoray, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala nairobi kenya

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, mutarjim, tirada qaybaha : 3

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 3

    Maxamuud Ash-shaymi, waxa uu u dhashay masar, waxa uu qaari ka yahay Idaacada quraanka kariimka ee Kuwayt.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 47

    maxamuud Cali banaa , waa qaari masri ah oo dhashay sanadkii 1926m, waxa uu quraanka xifdiyay isaga oo 11 jir ah, waxa uu dhintay sanadkii 1985m.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, dib u eege / muraajic, tirada qaybaha : 1093

    Maxmed Ahmed Jacas, waa arday wax ka barta jaamacada Imam ee wadanka sucuudiga, horena wax uga soo bartay mac-hadka islaamka ee jabuuti

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 14

    Miftaax Maxamed As-suldani, waxa uu ku dhashay Banqazi- liibiya sanadkii 1393h, Ijaazada quraanka ayuu helay culimo badan o masaari ah, sidoo kale waa dhakhtar dhanka xanuunada kalyaha ku dhaca ah.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 12

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    Mustafe Gharbi waa qaari maqribi ah , waana sheekha qurraada maqrib, waxa uu dhashay sanadkii 1964m

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 123

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    Mustafe racad Alqasawi, waxa uu dhashay 1986m, magaalada Alacdamiya ee ciraaq, waxa uu xubin ka ahaa jimciyada qurraada ee ciraaq , waxa uu ka qayb qaatay musaabaqooyin badan, waxa uu ku dhintay magaalada baqdaad sanadkii 2007, dagaaladii lala galay ciidamada maraykanka.

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 9

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 1

    Muuse Bilaal waa qaari imaam ka ah masjidka An-nuur ee ku yaala Makka Almukarramah, waxa uu xubin ka ahaa dadkii maamulayay musaabaqadii Dubai lagu qabtay sanadkii 1420m,

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 33

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 6

  • Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 3

    Nabiil bin C.raxiim Ar-rifaaci, waxa uu dhashay sanadkii 1386h, magaalada Jidah, shahaadada masterka ayuu ku haystaa cilmiga awoodaha basharka, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala magaalada Jidah