• curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 22

    Maahir bin Xamad Almucayqili

  • Maxamed Ayuub Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 14

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 13

    Khaalid bin Cali Alghamidi waxa uu ku dhashay magaalada Makka, shahaadada diktoorada ayuu ku haystaa cilmiga Quraanka, isla jaamacadaas ayuu macalin ka noqday, hadana waxa loo magacaabay in uu imaam ka noqdo masjidka Xaramka.

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 12

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 11

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 10

    Maxamud Maxamed C.samad shibili, waxa uu ka mid yahay culimada geeska Afrika , waxa uu ka soo baxay jaamacada Islaamiga ah ee Almadina Almunawara ku taal, kutub dhowr ah ayuu sheekhu qoray, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala nairobi kenya

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 9

    c.caziiz xasan yacquub waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka soomaaliyeed ee ku xeel dheer turjumaada.

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 9

    Ibraahim Al-Akhdar, sacuudiyaan ku dhashay magaalada Madiina sanadkii 1364H, daarul alxadiith ayuu ka baxay, waxa uu ka bartay quraanka culimo badan oo waawayn sida sheekh cumar Alxaydar, markii danbe waxa uu macalin ka noqday Aljaamaca Alislaamiya ee Madiina, sidoo kale waxa uu imaam ka noqday Masjidka nabi NNKH

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 8

    Cumar Alqazaaburi , waa qaari caan ka ah wadamada waqooyiga afrika/carabta, waana imaamka masjidka Xasanka labaad ee Daarul baydaa

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 8

    C.haadi Axmed Kanaakiri, waxa uu ku dhashay riifka dimishiq - suuriya , hadana waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala sucuudigay

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 9

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 7

  • curiye/mu'alif, mutarjim, tirada qaybaha : 6

  • Maxamed C/kariim Soomaali

    curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 6

  • curiye/mu'alif, Akhriye, tirada qaybaha : 6

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 6

    sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee geeska Afrika, waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay wadamada: itobiya, somaliya, kenya, markii danbana waxa uu aaday jaamacada Islaamka Ee Almadiina Almunawara, halkaas oo uu ka soo qaatay shahaadada jaamacada, hada waxa uu ku noolyahay wadanka kenaya.

  • Salaax Alhaashim Soomaali

    curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 5

    Salaax Alhaashim waxa uu ka mid yahay imaamyada masjidka wayn ee dawlada kuwayt.

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 5

  • curiye/mu'alif, tirada qaybaha : 4

    maxamed binu abubakar Ar-raazi , waa caalim wayn oo alifay kutuba badan waxaa kamid ah: mukhtaaru As-saxaax.

  • Cumar Faaruuq Soomaali

    curiye/mu'alif, dib u eege / muraajic, tirada qaybaha : 4

    sheikh cumar faaruuq waxa uu ka mid ahaa culimada soomaliyeed ee waawayn.

rayi gaagu waa noo muhim