tirada qaybaha: 30
24 / 1 / 1438 , 26/10/2016
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 03
Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 02
24 / 11 / 1436 , 8/9/2015
su, aalo ku saabsan xajka , sida: hadii dayn aan ku xajiyo ma iga saxmayaa xajkaygu, guurka iyo xajka keebaan horaysiiyaa. ma ka xajin karaa waalidkay aniga oo aan xajiyin anigu.
23 / 11 / 1436 , 7/9/2015
kalmad kooban oo ka hadlaysa xajka iyo shuruudihiisa, meelaha laga xarmanayo, goorta la xarmanayo, iyo arkaantiisa, iyo maxaa ka mamnuuca qofka xaajiga ah
8 / 10 / 1436 , 25/7/2015
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo waxyaabaha naarta qofku ku mutaysto ee ka dhigaysa in uu ku waaro naarta.
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo qabriga iyo waxyaabaha qofka sugaya, iyo asbaabta keenta cadaabul qabriga, oo ka badan 10 sababood.
muxaadaro ka hadlaysa xasuusta geerida iyo faaidooyinka ay qofka bili aadamka u leedahay,
7 / 9 / 1436 , 24/6/2015
su’aalo kooban oo ku saabsan soonka, gaar ahaan dhanka cunida iyo cabida iwm.
20 / 8 / 1436 , 8/6/2015
su’aalo muhiim ah oo ku saabsan raga iyo dumarka isfura, iyo iskala sheegashada.