-
Miftaax Maxamed As-suldani "tirada qaybaha : 14"
tilmaamid :Miftaax Maxamed As-suldani, waxa uu ku dhashay Banqazi- liibiya sanadkii 1393h, Ijaazada quraanka ayuu helay culimo badan o masaari ah, sidoo kale waa dhakhtar dhanka xanuunada kalyaha ku dhaca ah.