-
Khaalid bin Cali Alghamidi "tirada qaybaha : 1"
tilmaamid :Khaalid bin Cali Alghamidi waxa uu ku dhashay magaalada Makka, shahaadada diktoorada ayuu ku haystaa cilmiga Quraanka, isla jaamacadaas ayuu macalin ka noqday, hadana waxa loo magacaabay in uu imaam ka noqdo masjidka Xaramka.