-
C.laahi Cali Basfar "tirada qaybaha : 28"
tilmaamid :C.laahi Cali Basfar, waxa uu ku dhashay Jidah sanadkii 1381h, shahaada jaamacada ayuu ka qaatay jaamacada Malik C.caziz , masterna jaamacada Umul qura ee Makka, sidoo kale shahaada diktooradana isla jaamacadaas ayuu ka qaatay, dhanka quraanka waxa uu Ijaazo ka haystaa sheekh Ayman Rashdi Suwayd sanadkii 1407h.