shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda

curiye :

tumjumid:

tilmaamid

shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda

Download

tilmaan balaadhan

 shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda

al shiikh muxamed bin saalix bin cuthaymiinIlaahay ha unaxariistee-

Magaca ilaahay ayaan kubillaabanaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

Mahad oo dhan ilaahay baa leh waanu ku mahdinaynaa waana kaalma waydiisanaynaa waana iyo danbi dhaaf iyo toobad keen, waxaan ilaahay kamagangalaynaa sharta nafteena iyo acmaasheena xun, qofkuu ilaahay uu hanuuniyo cid lumin karo majiro, qofkuu ilaahay uu lumiyo cid hanuunin karto majiro.

waxaan qirayaa ilaah inuusan jirin ilaahay kaliya mooyee cid cibaadada lawadaaga majiro, waxaan qirayaa inuu muxamed yahay adoonkii iyo rasuulkii ilaahay, ilaahay baa lasoo diray hanuun iyo diin xaq ah wuuna gaarsiiyay diintii amaanadada wuu gutay, jidka ilaahay si xaq ah buu ugu dagaalamay ilaa uu uga yimaado dhimashada.

nabiga wuxuu umada uga tagay xuja cad habeenkeeduna uu yahay maalin cad oo kale qofkii ka leexdo arinkaawuu halaagsami, wuxuuna ku dhaxcadeeyay waxay ubaahantahy umada ilaa uu abuu dari yiri alaha karaali noqdee:Nabiga s.c.w kama tagin shinbir samada ku rogrogaya labadiisa garbood illaa cilmi buu nagasiiyay.nin gaal ah ayaa ku yiri salmaan alfaarisi: Rasuulkiina miyuu idin baray aadaabta loo guto marka laxaajoonayo wuxuu yiri:Haa, wuxuu naga reebay inaan qaabilno qiblada marka aan saxaroonayno ama aanu gaadinayno ama inaan ku istijoono wax kayar sadex dhagax, ama aan ku istijoono gacanta midig ama digo xoolaad ama laf.adigu waxaad arkaysaa quraankaan wayn inuu ilaahay ku dhax cadeeyey diinta waxyaabaha u asalka ah iyo wixii kafarcama towxiidka noocyadiisana wuu cadeeyey, wuuna acadeeyey aadaabta fadhiyada iyo habka loo idin dalbo, ilaahay wuxuu yiri:

dadka xaqa rumeeyow marka la idiin yiraahdo isku waasiciya fadhiga isuwaasiciya markaa ilaahay ayaa idiin waasicinaya janadiisa

(al mujaadalah 11)ilaahay kor ahaaye wuxuu yiri:

dadka xaqa rumeeyow hagalina gurya aan ahayn kuwiina ilaa aad kaidindalabtaan oo dadkaa guryahaa kujira aad salaamtaan khayrku sidaa buu kujiraa waxaad mudantihiin inaad xasuusataan amarada ilaahay oo markaa warkiisa yeeshaan hadeedaan kahelin qof guriga hagelina ilaa ladiin idmo hadii laydiin yiraahdo noqda iska noqda sidaa idiin dahiran ilaahayna waxaad falaysaan wuu ogyahay wuuna idinka abaalmarin.

(Al-nuur 27-28)xataa aadaabta dharka siduu ilaahay yiri:Dumarka waynaaday oo shahwa aan lahayn oo aan rajeenayn guur dushooda wax danbi ah masaarna inay dharka iska khafiifiyaan hadaysan quruxdooda muujinaynin.(Al-nuur 60)

Nabi muxamadow ku dheh xaasaskaaga iyo gabdhahaaga iyo dumarka mu'miniinta inay jilbaab xirtaan sidaa ayaa udhaw in la garto oo aan ladhibin ilaahayna waa danbi dhaafe oo naxariis badan

(Al-axzaab 59)dumarkii yeenan rugtooga ku garaacin dhulka marka ay soconhayaan saan loo maqlin codka waxyaabha quruxda leh ay wataan(Al-nuur 31)khayrku iyo wanaagu ma'ahan inaad guryaha ugatimaadaan xaga dhabarkka ( waxayna sidaa sameen jireen marka ay xarmadaan xaj ama cumra) ee wanaagu wuxuu kujiraa cabsida ilaahay ee guryaha kasoo gala xaga albaabkooda.(Al-baqara 189)iyo intaa waxaan ahayn oo aayada fara badan oo cadeenaya inay diinta ay tahay mid dhamaystiran aanan ubaahnayn wax ziyaada ah sidoo kale ma banaano in lanaaqisiyo, ilaahayna wuxuu yiri asagoo tilmaamayo quraanka:(Quraanka ayaan kugu soo dajinay isagoo wax walba cadeenaya)(Al-naxli 89)waxay dadku ubaahanyihiin oo noloshooda ah ilaahay wuu cadeeyey kitaabkiisa ama xaga hadalka amawaxa laga fahmi karo hadalka.walaalayaal: dadka qaarkood waxay ku fasiraan hadalka ilaahay:waxii xayawaan ah oo dhulka kusocda iyo shinbirka garbihiisa kuduula waa umado sidiina oo kale ah (abuurista iyo rizqiga iyo nolosha iyo dhimashada oo kale) looxul maxfuudka waxkasta waan kuqornay oo waxba kamaga aanan tagin.(Al-ancaam)wuxuu kufasirayaa ilaahay hadalkiisa:( kitaabka dhexdiisa wax aan kaga tagnay majiro ee wax walba waan ku cadeeney)in loola jeedo kitaabka quraanka, sida saxda ahi waa looxul maxfuudka, ilaahay wuxuu kutilmaamay quraanka tilmaan kaxeel dheer nafyiga waana hadalka ilaahay:(Quraanka ayaan kugu soo dajinay isagoo wax walba cadeenaya)kanaa kaxeel dheer oo kacad hadalkiisa:( kitaabka dhexdiisa wax aan kaga tagnay majiro ee wax walba waan ku cadeeney) kadibna rabigooda ayaa loo celin).

 waxaa laga yaabaa inuu qof hadlaya yiraahdo xagee ayaan kahelaynaa tirada salaadaha shanta ah quraana kudahiisa?

 iyo salaad waliba tiradeeda ee quraanka lugu sheegay?

sidaybay macquul utahay inaanan kahelin quraanka cadeen tirada rakcadaha salaada ilaahayna wuxuu leeyahay:(Quraanka ayaan kugu soo dajinay isagoo wax walba cadeenaya)jawaabtu waxaa weeyey in uu ilaahay uu cadeeyey kitaabjiisa inay waajib nugu tahay inaanu qaadano wuxuu yiri rasuulka s.c.w iyo wuxuu ina tusay(qofkii adeeca rasuulka wuu adeecay ilaahay qofkii jeestana (wuu khasaari) adigana muxamadow kuma saarno waxaan ka ahayn gaarsiinta diinta)(Al-nisaa 80)(wuxuu rasuulka idinla yimaado ama idin iiyo qaata wuxuu idinka reebana ka reebtooma ilaahayna kacabsada waayo ilaahay ciqaabtiisu waa mid daran)(suurada al xashar aayada 7),waxay sunadu ay cadaysay quraanaka ayaa natusay arinkaa waxay sunada iyo axaadiista waa qayb kamid ah waxyiga labadiisa nooc uu ilaahay kusoo dajiyey rasuulkeena wuuna baray siduu ilaahay u yiri:ilaahay wuxuu kugu soo dajiyey kitaabka quraanka iyo sunada sharxaysay wuxuuna kugu hanuuniyay cilmi aadan aqoon fadliga uu ilaahay kugu khaas yeelay waa wax aad u wayn.(suurada al nisaa aayada 113),Sidaa darteed waxa sunada rasuulka ku yimid kitaabka ilaahayna wuu ku yimid.

 walaalayaal: hadii arinkaa aktiina uu kusugnaaday marka nabiga s.c.w miyuu dhintay isagoo uharsantahay arin noodhaweenaya ilaahay uusan cadayn?

maya Nabigu s.c.w wuu cadeeyey diinta oo dhan mar hadalkiisa, mar ficilkiisa, marna wuxuu qirary islamarkaas, ama jawaab uu kabixinhayay su'aal,marmarna ilaahay baa soodira nin baadiyaha fog ka]imaanhaya suu uwaydiiyo arin diinta kamid ah eesan waydiin saxaabada intaa lajoogo markaasay kufarxi jireen imaanshihiisa.waxay kutusunhaysaa inuu nabiga s.c.w uusan tagin shay ay ubaahanyihiin dadka cibaadadooda iyo mucaamalaadkooda iyo noloshooda haday jirto wuu cadeeyey waxaana udaliil ah hadalka ilaahay:(maanata ( yacnii maalinta carafa) waa laydin kamilay diintiina nicmadeedana waan idiin taam yeelay diinta islaamkana raali baan idiinka noqday)(Al-maaidah 3).haday arinkaa kuu cadaato muslimow ugoow waxkasta oo bidca ah oo diinta lugu soo daro haba jirto niya wanaagsan bidcadiisu tan ah haba ahaatee waa diinta ilaahay oo la duro, waana beenin ilaahay hadalkiisa la beeniyey:(maanata waa laydin kamilay diintiina)

ninkaan bidca layimid waaba isagoo carabka yiri diinta lama kamilin waayo tan aan laimid baa kadhineed oo ilaahay loogu dhawaanayo

waxyaaba lalayaabo waxaa kamid ah inuu qofka layimaado bidca laxiriita ilaahay iyo magacyadiisa iyo sifaadkiisa oo oranhayo anigu arinkaa ilaahay baan ku weenaynayaa, oo aan ku nazahayaa, oo aan kudanhayo hadalka ilaahay:(ilaahay ha usameenina wax lamid ah idinkoo og arinkaa)(Al- baqara 22)waad layaabi qofkani la imanhaya bidco diinta ilaahay oo laxiriirta ilaahay naftiisa wax eenan samaaynin salfkii umadan iyo culimadoodi kadibna wuxuu lee yahay ilaahay baan xumaan ka nazahi waana waynaynayaa waana raacayaa hadalkii ilaahay:(ilaahay ha usameenina wax lamid ah)qofkii khilaafa arinkaa waa qof ilaahay wax ku shabahay iyo wixii lamida ah oo xun.

sidoo waxaad layaabi qolo diinta ilaahay bidca ku dari oo ah wax diinta aan kamid ahayn waxayna sheeganayaan inay jecelyiciin rasuulka alle ooyna waynaynayaan oo qadarinyaan qofkii aanan bidcadaa ku raacin waa qof aan jecleen rasuulka waxayna u bixinayaan qofkaas magacya xun xun.

waxaa ah wax lala yaabo kuwaas sheeganayo inay rasuulka qadarinayaan oo kadibna diinta ilaahay bidca kudaraya waxaa shaki lahayn inay kahormareen ilaahay iyo rasuulkiisa ilaahayna wuxuu yiri:( kuwa xaqa rumeeyow hakahormarina ilaahay iyo rasuulkiisa ilaahayna kacabsada waayo ilaahay wuu maqlaa wuuna ogyahay waxaad sameenaysaan)( al xujuraat 1).

walaalayaal: waxaan idin waydiinayaa oo ilaahay dartii wax idiin suaalaayaa waxaana idinka doonayaa inaad laabtiina waxa kujiraoo diin ah kaga jawaabtaan maxaad ka leedihiin kuwa laimanhaya bidcada oo sheegaynaya inay katahay arinkaa jeceyl iyo wayneen ilaahay iyo rasuulkiisa ma runbaa arinkaa ay sheegteen?

ama xaqa waxaa haysta kuwa aanan kaleexanayn wax yar shariicada ilaahay wixi shariicada latimid way rumeeyeen wixii shariicada aydiidana way ka istaagayaan mana kahormarayaan ilaahay iyo rasuulkiisa oo oranhaya kusoo arimaynayno waxaan diinta kamid ahayn labadaa kooxood yaa xaq kutaagan oo jecel ilaahay iyo rasuulkiisa oo waynaynayo?

waxaan shaki lahayn in kuwa yiri waan rummeenay wixii uu noosheegay waana maqalnay oo adeecnay waxkasta oo nala amray waana kaharnay waxaan nala arin, nafteenana waxay yartahay in aan kadhigno shariicada ilaahay waxaa kamid ahayn, ama inaan bidca kudarno diinta ilaahay, shaki la'aan waxaa ah kuwaasi inay garteen naftooda waxa ay tahay iyo waynida allihii abuuaray, waana kuwa wayneeyey ilaahooda iyo rasuulkooda s.c.w muujiyana runta ay uqabaan ilaahooda iyo rasuulkooda.

laakiin kuwaan sidaan ma'ahan oo waxay kudarayaan diinta ilaahay waxaan kamid ahaynxaga hadalka iyo ficilka. waxaad wax lalayaaba ah qolo garanaya hadalka rasuulka uu yiri:kadigtoonaada umuuraha cusub waxkasta oo cusub oo diinta lagu soodaro waa bidca, bidca kastana waa baadi, baadi kasta waxay kusugantahay naar.waxay ogyihiin hadalkiisa ahbidca kastawaa hadal caam ah oo wax bidca kama tagindhamaannabigii kalimdaa ku hadlay wuu ogyahay waxay kalamadaa ay tusinayso waana qofka ugu nasiixa uunka marka nabigu s.c.w uu yiri:Bidco walba waa baadiwuu ogaa wuxuu kuhadlo, markii hadalkaa uu oranhayay waa nasiixa dhamaystiran umada u ah.hadalka haduu u dhamaystirmo sadexdaa arimood oo ah nasiixa kaamil ah, iyo doonis, iyo cadeen fiican oo aftahanimo ah iyo cilmi taam ah, waxay arintaas tusin macna buuxa, marka ma ansai hadalkaa kadib in bidcada loo qeebiyo sade qeebod ama shan?

waa maya arinkaa ma'ansaxayo, waxa ay sheegeen culimada qaarkood oo ah in bidcada ay leedahay mid wanaagsan, marka laba xaaladood mid uun weeyey:

inaysan bidca ahayn laakiin bidca ayuu umalaynayaa.

inay tahay bidco waa wax xun laakin ma'ogo xumaanteeda.

wax kasta oo lugu sheegu bidca wanaagsan jawaabtu waa sidaa uun.marka kuwa ehlu bidciga ah halkaa kama soogali karaan inay bidca wanaagsan jirto anago haysano seeftii rasuulka s.c.w.Bidco walba waa baadiseefta wax jarta waxaa lugu sameeyey warshadaha nabinimida iyo risaalada, luguma sanceen masaanic liidata, suurtagal ma'aha qofkii ay kujirto gacantiisa seeftaasi inuu kahoryimaado qof bidca wata oo oranhayo waa bidca wanaagsan Rasuulkana wuxuu oranhaya:Bidco waliba waa baadiwaa anoo dareemaya inay naftiina ka oranhaysaan kawarama qolkii amiirul mu'miniin oo ahaa qof lawaafajiyay sida saxda ah markii uu amray ubayi ibnu kacab iyo tamiim aldaari inay dadka ay kulmiyaan ramadaanka say taraawiix utujiyaan markaasuu soo baxay cumar wuxuu arkay dadkii hal imaam kudabatukanhaya wuxuuna yiri:bidcadaan ayaaa ugu fiican bidco mida ay kaseexanayaan ayaa kafadli badan mida ay tukanhayaan.jawaabtu waa laba waji:wajiga koowaad: qofna uma baanaano inuu kala horyimaado hadalka rasuulka s.c.w hadal kale ha'ahaado hadalka abii bakar oo ah kan ugu fadliga badan nabiga kadib, ama ahadalka cumar ama hadalka cuthmaan ama hadalka cali ama hadal qof ayaga aan ahayn waayo ilaahay wuxuu yiri:(Haka digtoonaadaan kuwa khilaafaya amarka nabi muxamed inay ku dhacdo fitno ama cadaab xanuun badan).(Al-nuur 63).wuxuu yiri imaamu axmed:magaranaysaa waxa ay tahay fitnada?fitnada waa shirkiga oo lugu dhaco waxaa lagayaabaa in uu qofka radiyo hadalka nabiga kadibna qalbigiisa uu ku dhaco baadi uuna halaagsamowuu dhamaaday hadalka.Ibn Cabaas -Allaha ka raali noqdo isaga iyo aabihiiba- waxa uu yiri:waxaa dhaw in samada laydinka dhagaxeeyo waxaan idin leeyahay rasuulkii s.c.w baa leh idinkuna waxaad leedihiin abuubakar iyo cumar baa saa yiri.wejiga labaad: waxaan si dhab u ognahay in amiirka mu'miniinta ee cumar bini khadaab ilaahay haka raali noqdee wuxuu ahaa nin aad iyo aad ugu inuu wayneeyo hadalka ilaahay iyo rasuulkiisa. qisadii hawwwnaydii kala hortimid cumar inuu xadido qadarka meherka dumarka lasiinhayo haday qisadaa sax tahay dad badan waa kajaahil waxayna soo daliilsatay ilaahay hadalkiisa:sidee bay xalaal idinku tahay inaan haweenkii kaqaadataan waxaad siiseen oo meher ah idinkoo qaarkiinba qaarka kale ku raaxaystay waxaana ku qaadateen badan adag.(Al-nisaa 21)cumarna wuu kaharay wixii uu doonay oo ahaa inuu xadido meherka.laakiin qisadaa ansaxideedu war baa kujiro. laakiin muraadka laga leeyahy waa inuu ahaa qof aan dhaafin dhinacna kitaabka ilaahay xuduudihiisa mana kasuurtagasho inuu khilaafo amarkii nabi muxamed s.c.w oo markaa la yimaado bidcadii.bidcada ayaa ugu nicma badan.oo markaa ay noqoto bidcadaa tuu ulajeeday rasuulka hadalkiisa:Bidco walba waa baadibal waxaa laabuda ah in bidcadii uu sheegay cumar eesan soo galayn tuu nabiga ulajeeday hadalkiisii:Bidco walba waa baadicumar wuxuu tilmaamayaa in dadka loo yeelo hal imaam oo kaliya oo tujiya taraawiixda kadib markii ay ahaayeen dad kalatagsan,qofkii ugu horeeyay oo bilaabo taraawiida wuxuu ahaa rasuulka bukhaari iyo muslim waxaa kusugan xadiiska caaisha ﷺ‬,c inuu nabiga s.c.w uu tukiyay dadka sadex cisho habeenkii afaraad uu kadib dhacay uuna yiri:waxaan kabaqay in laydinku farad yeelo oo markaa kari waysaan

wuxuu yiri imaamu axmed:

 magaranaysaa waxa ay tahay fitnada?

fitnada waa shirkiga oo lugu dhaco waxaa lagayaabaa in uu qofka radiyo hadalka nabiga kadibna qalbigiisa uu ku dhaco baadi uuna halaagsamo

wuu dhamaaday hadalka.

Ibn Cabaas -Allaha ka raali noqdo isaga iyo aabihiiba- waxa uu yiri:

waxaa dhaw in samada laydinka dhagaxeeyo waxaan idin leeyahay rasuulkii s.c.w baa leh idinkuna waxaad leedihiin abuubakar iyo cumar baa saa yiri.

wejiga labaad: waxaan si dhab u ognahay in amiirka mu'miniinta ee cumar bini khadaab ilaahay haka raali noqdee wuxuu ahaa nin aad iyo aad ugu inuu wayneeyo hadalka ilaahay iyo rasuulkiisa. qisadii hawwwnaydii kala hortimid cumar inuu xadido qadarka meherka dumarka lasiinhayo haday qisadaa sax tahay dad badan waa kajaahil waxayna soo daliilsatay ilaahay hadalkiisa:

sidee bay xalaal idinku tahay inaan haweenkii kaqaadataan waxaad siiseen oo meher ah idinkoo qaarkiinba qaarka kale ku raaxaystay waxaana ku qaadateen badan adag.

(Al-nisaa 21)

cumarna wuu kaharay wixii uu doonay oo ahaa inuu xadido meherka.

laakiin qisadaa ansaxideedu war baa kujiro. laakiin muraadka laga leeyahy waa inuu ahaa qof aan dhaafin dhinacna kitaabka ilaahay xuduudihiisa mana kasuurtagasho inuu khilaafo amarkii nabi muxamed s.c.w oo markaa la yimaado bidcadii.

bidcada ayaa ugu nicma badan.

oo markaa ay noqoto bidcadaa tuu ulajeeday rasuulka hadalkiisa:

Bidco walba waa baadi

bal waxaa laabuda ah in bidcadii uu sheegay cumar eesan soo galayn tuu nabiga ulajeeday hadalkiisii:

Bidco walba waa baadi

cumar wuxuu tilmaamayaa in dadka loo yeelo hal imaam oo kaliya oo tujiya taraawiixda kadib markii ay ahaayeen dad kalatagsan,

qofkii ugu horeeyay oo bilaabo taraawiida wuxuu ahaa rasuulka bukhaari iyo muslim waxaa kusugan xadiiska caaisha ﷺ‬,c inuu nabiga s.c.w uu tukiyay dadka sadex cisho habeenkii afaraad uu kadib dhacay uuna yiri:

waxaan kabaqay in laydinku farad yeelo oo markaa kari waysaan

habeenadaa ramadaan waxaa salaad u istaagaa jamaacad saxaabada kamid ahm cumar wuxuu ku magacaabay bidca macnaha waa arin cusub kadib markay ahaayeen kuwo gooni gooni u tukado, markaa ayay cumar u timid fikrada ah in umada la kulmiyo oo hal imaam loo sameeyo marka ma'aha bidca uu isaga bilaabay bal waa sunadii nabiga uu bilaaabay oo laga tagay waxaana nooleeyey cumar marka ehlu bidciga daliil uma'aha arinkaa inay iyagana ay sameystaan bidca la wanaagsanaantay.

qof inuu yiraahdo ayaa lagayaabaa: halkaa waxaa jira arimo bidca ah ay muslimiinta sameeyeen sida iskuulada iyo kutubta laqoray, iyo waxa lamidka ah bidcooyinkaa oo dhan way kucamlfaleen waxayna u arkeen inay tahay camal lasameeyo mida ugu wanaagsan marka sidee loo jamcin karaa arinkaa ay muslimiinta kulmeen iyo nabiga hadalkiisa s.c.w :Bidco walba waa baadijawaabtu: waxaan leenahay sida waaqica ah bidca ma'ahan bal waxaa weeye wax kugaarsiinaya wax lajideeyey, wasaaishuna way kaladuwanyihiin xaga meesha iyo zamanka lajoogo, marka wixii ay diinta banaysay waa wax banaan, wixii xaaraan kufgaarsiinaya waa xaaraan, ilaahayna dhagayso isagoo leh:Muslimiinay hacaayina kuwa mushrikiinta ah asnaamtooda oo markaas sababtaan in ilaahay ay caayaan xadgudub iyo colnimo iyo jahliba.(Al-ancaam 108)

Bidco walba waa baadi

jawaabtu: waxaan leenahay sida waaqica ah bidca ma'ahan bal waxaa weeye wax kugaarsiinaya wax lajideeyey, wasaaishuna way kaladuwanyihiin xaga meesha iyo zamanka lajoogo, marka wixii ay diinta banaysay waa wax banaan, wixii xaaraan kufgaarsiinaya waa xaaraan, ilaahayna dhagayso isagoo leh:

Muslimiinay hacaayina kuwa mushrikiinta ah asnaamtooda oo markaas sababtaan in ilaahay ay caayaan xadgudub iyo colnimo iyo jahliba.

(Al-ancaam 108)

in lacaayo ilaahyada mushrikiinta ma'ahan xadgudub bal waa wax xaq ah oo meeshiisa asiibay laakiin ilaahay oo lacaayo waa colnimo mana dhicin meeshii loogu talagalay, daliilkaan waxaan u keenay meesha sidaan u cadeeno wixii wax kugaarsiiya waxaa loo eegayaa danta laga leeyahay, iskuulada iyo kutubta laqoro laba ahaadaan shay bidca oo cusub aan joogin zamankii nabiga s.w.c marka iyagu ma'ahan maqsadka laakiin waa wasaail qura.

sidaa darteed haduu qof dhiso iskuul lugu barto cilmi xaaraan ah dhismahaasi waa xaaraan laakiin haduu udhiso cilmiga diinta ahi markaasi dhismahaasi waa wax banaan.

haduu qof yiraahdo: sidee baa uga jawaabi kartaa hadalka nabiga s.c.w :Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan ajarkeeda ayuu leeyahay iyo qofkii ku camal falay sunadaa ajarkiisa oo kalewasanna macnaheedu waxaa weeye wuu jideeyay.Jawaabtu waa in la yiraahdoQofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsanwaa kan yiri:Bidco walba waa baadisuurtagal ma'ahan in uu nabiga s.c.w hadalkiisa isburiyo marnaba, oo markaa hadalkaa loo celiyo hal macna oo kaliya, qofkii mooda in hadalka ilaahay iyo kan rasuulka isburinhayo dib wax ha ufiiriyo, ama inuu fahmi waayay ama inuu kagaabiyay uuna kudagdagay.haduu sidaa yahay warku marka waxaa cadeenahyo inuusan iska horimanayn xadiiskaBidco walba waa baadixadiiska ahQofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsanNabiga naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee wuxuu yiri:Qofkii jideeya islaamka dhexdiisaBidcadu islaamka kamid ma'aha wuxuuna leeyahay way wanaagsantahaybidcadu wax wanaagsan ma'ahan, farqiyaana u dhaxeeya wixii lajideeye iyo bidca ah.

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan ajarkeeda ayuu leeyahay iyo qofkii ku camal falay sunadaa ajarkiisa oo kale

wasanna macnaheedu waxaa weeye wuu jideeyay.

Jawaabtu waa in la yiraahdo

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan

waa kan yiri:

Bidco walba waa baadi

suurtagal ma'ahan in uu nabiga s.c.w hadalkiisa isburiyo marnaba, oo markaa hadalkaa loo celiyo hal macna oo kaliya, qofkii mooda in hadalka ilaahay iyo kan rasuulka isburinhayo dib wax ha ufiiriyo, ama inuu fahmi waayay ama inuu kagaabiyay uuna kudagdagay.

haduu sidaa yahay warku marka waxaa cadeenahyo inuusan iska horimanayn xadiiska

Bidco walba waa baadi

xadiiska ah

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan

Nabiga naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee wuxuu yiri:

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa

Bidcadu islaamka kamid ma'aha wuxuuna leeyahay way wanaagsantahay

bidcadu wax wanaagsan ma'ahan, farqiyaana u dhaxeeya wixii lajideeye iyo bidca ah.

jawaabkale way jirtaa oo aan dhib kujirin: macnuhu waxaa weeye qofkii nooleeya wax suna ah oo aheed mid jootay oo lawaayay oo markaa soo celiyo oo uu nooleeyo bidcadana waa sidoo kale.

jawaab sadexaadna way jirtaa oo kutisanhaya sababta xadiiska loo keenay waana qisadii kooxdii nabiga usoo martisay oo aad ay ugamooqatay faqriga iyo dhibaato markaasuu nabiga kudhawaaqay in wac loo aruuriyo nin reer ansaar ah ayaa layimid gacantiisa oo fidah ah ama qalin oo aad culus nabiga hortiisa ayuu dhigay markaasuu farxay nabiga s.c.w uuna yiri:Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan ajarkeeda ayuu leeyahay iyo qofkii ku camal falay sunadaa ajarkiisa oo kalemarka macnuhu wuxuu ahaan camal lafuliyay ee ma'ahan camal cusub oo lajideeyey marka macnuhu wuxuu soo baxayQofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsanqofkii layimaado camal ladhamaystiray ee ma'ahan mid lajideeyay waayo tashriicu ama wax in diin laga dhigo waa mamnuucBidco walba waa baadi.

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan ajarkeeda ayuu leeyahay iyo qofkii ku camal falay sunadaa ajarkiisa oo kale

marka macnuhu wuxuu ahaan camal lafuliyay ee ma'ahan camal cusub oo lajideeyey marka macnuhu wuxuu soo baxay

Qofkii jideeya islaamka dhexdiisa suna wanaagsan

qofkii layimaado camal ladhamaystiray ee ma'ahan mid lajideeyay waayo tashriicu ama wax in diin laga dhigo waa mamnuuc

Bidco walba waa baadi.

Walaalyal hala ogaado in nabiga iyo diinta laraaco waxay kusoortagashaa haduu yahay camlku mid waafaqsan shariicada lix umuurana kaga waafaqo:

mida koowaad: waa sababta haduu qofku cibaadada laxiriirta sabab aan sharic ahayn layimaado waa bidca lagu radinayo wajigiisa, Tusaale: qofkii salaatu leel u istaaga habeenka todobo iyo labaatanka bisha rajab oo oranjaya waa habeenkii nabiga ladheelmiyay marka in cibaado lasameeeyo oo latukado waa cibaado arinkaasi sax ma'ahan wuxuu sabab kadhiagay waxaan sabab shariicada kadhigin bidcadana halkaa ayay dadka kasoo gashaa waxaasna suna ma'ahan.

mida labaad: waa xaga nooca Tusaale qof haduu sameeyo odxiyo oo faras ah ma ansaxayso, waayo wuxuu khilaafay shariicada xaga nooca ladoonayo, odxiyadu waxay ahaataa uun xoolaha nicmoolayda ah, geela, lo'da, ariga.

tan sadexaad: waa xaga qadarka haduu qof doono inuu ziyaadiyo salaada faradka ah sia duhurka oo kale inuu kadhigo shan rakcadood taasi waa bidca aan la aqbaleen, waayo waxay khilaafsantahay sharciga xaqa qadarkeed inta layska rabo.

mid afaraad: waa qaabka cibaadada loogu talagalay nin haduu waysaysto oo markaana kabilaabo lugta, kadibna madaxa uu masaxo kadibna gacmaha kadibna wajiga waxaan leenahay weysadiisu waa baadil, waayo sharciga ayuu khilaafay xaga keefiyada iyo qaabka.

mida shanaad: waa xaga zamanka iyo waqtiga odxiyada lama aqbalo ladii laqalo kowda bisha dul xijah waayo waxay khilaafsantahay sharciga islaamka waxaana maqlay dad gooracaya ariga bisha ramadaan ilaahayna ugu dhawaanhaya waana bidca haduu sidaa aamino inay ka kahyr badantahay gooraca maalinta ciida carafa waa bidca laakiin haduu ugooraco hilibka dartii waa wax iska banaan.

mida lixaad: meesha nin haduu doono in uu ku ictikaafo meel aan masjid ahayn, ictikaafkiisa ma'ansaxayo, xataa hawaynay ay tiraahdo gurigeega ayaan ku ictikaafayaa, waayo waxay khilaaftay sharciga, Tusaale haduu nin uu doono inuu dawaafo markaasuu helay meeshii dawaafka oo buuxda kadib wuxuu ku dawaafay banaanka masjidka kacbada ictikaafkaasna ma'ansaxayo waayo dawaafku uun waa kacbada ilaahay wuxuu ku yiri nabi ibraahiim:u daahiri kacbadeeda kuwa dawaafaya.(Al-xaj 26)

u daahiri kacbadeeda kuwa dawaafaya.

(Al-xaj 26)

cibaadada markii laga helo labo shardi ayay ansaxdaa:

tan koowaad: ikhlaas. labo: in laraaco nabi muxamed, waana lixdii lasoo sheegay hada.

anigu waxaan leeyahay kuwa lagu ibtileeyay bidcada kuwaasoo maqsadkoodu uu yahay wax wanaagsan kheerna ay doonayaan ilaahay baan kudhaartay ma naqaan wada kawanaasan wadadii salafkii ilaahay haka raali noqdee.

kuqabsada sunadii nabiga s.c.w gowska danbe raacana wadadii salafkii wanaagsanaa waxay kusugnaayeen kusugnaada, Eega arinkaa ma waxbuu idiin dhimi?

waxaan leeyahay anoo ilaahay kamagan galo inaan ku hadlo waxaan cilmi ulaheen adigu waxaad helaysaa in badan oo kuwaas bidcada ku dadaalo waxay arkaysaa inay kadaalayaan cibaadooyinka sharciga ah, taasina waa natiijada bidcada ay leedahay, qalbigana bidcadu dhib wayn bay ku leedahay iyo diintaba sida ay sheegeen culamada salafka qaar kamid ah.

laakiin insaanka haduu dareemo inuu isaga yahay mid nabiga raacsan oo waxba jeebkiisa kala iman wuxuu hele qofkaa cabsi ilaahay iyo cibaada wanaagsan, raacid dhab ah uu nabiga raaco kuu ilaahay inoo soo diray s.c.w.

halkan waxaan kadiri nasiixo walaalay oo dhan kuwaasoo bidca ay la noqotay wax wanaagsan ha ahaato bidca la xiriirta ilaahay ama magayadiisa ama sifaatkiisa ama rasuulka s.c.w inay alle kacabsadaan eena ka haraan bidcadaa, amarkooduna uu noqdo mid ay kaga dayanayaan rasuulka taasoo ikhlaas leh shirkina kafog iyo bidco oo ah cibaado uu ilaahay jecelyahay aysan ahayn mid uu sheedaan uu jecelyahay, markaasna eega quluubtiisa sida ay uhelayso badbaado iyo nolol wanaagsan iyo raaxo iyo nuur wayn.

ilaahay baan waydiisanayaa inuu kana dhigo kuwo hanuunsan, hogaamiyaal wax islaaxiya, qabigana inoogu nuuriyo iimaan iyo cilmi, oona cilmigeena kayeelin mid aan ku khasaarno, ina qaadsiiya wadadii dadkii wanaagsanaa, nagana yeelo owliyadiisa oo kabaqa isaga iyo guruubkiisa. amaan iyo nabadgalyada ilaahay dusha nabiga ha'ahaato iyo ehelkiisa iyo saxaabadiisa oo dhan.

qaybaha cilmiga:

rayi gaagu waa noo muhim