qaybaha cilmiga

معلومات المواد باللغة العربية

tirada qaybaha: 2

  • Soomaali

    YOUTUBE

    Waa duruus taxane ah oo ka hadlaysa, arimo badan oo khuseeya ramadaanta, tusee ahaan, waxyaabaha qofka sooman u banaan iyo waxyaabaha ka xaaraanta ah, ama la kahday samayntooda.

  • Soomaali

    MP4

    soo jeediye : Maxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici

    muxaadaro kooban oo ka hadlaysa faa idooyinka soonka aduun iyo aakhiraba, sidoo kale cadaynaysa waxyaabaha jabiya