- The Noble Quran
- Sunnah of Prophet Muhammad
- Islamic Creed
- Tawhid (Monotheism)
- Worship
- Islam
- Imān (Faith)
- Matters of Faith
- Benevolence
- Disbelief (Infidelity)
- Hypocrisy
- Shirk (Polytheism)
- Religious Innovation: Types and Examples
- Companions and Family of Prophet Muhammad
- Tawassul (Solicitation)
- The Concept of the Miraculous Acts Done by Some Righteous People
- Jinn
- Loyalty and Friendship vs Disavowal and Enmity
- Ahl-us-Sunnah wa al-Jama‘ah
- Doctrines and Religions
- Sects
- Attributed Sects to Islam
- Contemporary Ideological Doctrines
- Islamic Jurisprudence
- Acts of Worship
- Purification and its Rulings
- Prayer
- Rulings of Funeral
- Zakah
- Fasting
- Pilgrimage and Umrah
- Friday Sermon
- Prayer of the Sick
- Prayer of the Traveler
- Prayer during Fear
- Transactions
- Oaths and Vows
- Family
- Marriage
- Divorce
- Recommended and Disliked Divorce
- Revocable and Irrevocable Divorce
- Woman’s Waiting Period
- Li‘ān (Husband Swearing His Wife Had Intercourse with Another Man)
- Zihār (Likening One’s Wife to His Mother; To Prevent Her On Himself)
- ilā’ (Swearing Not to Intercourse with One's Wife)
- Wife Seeking Divorce
- Taking back One's Divorced Wife
- Breastfeeding
- Child's Custody
- Alimony
- Clothes and Adornment
- Entertainment
- Muslim Society
- Youth Affairs
- Women Affairs
- Children Affairs
- Medicine and Treatment and Islamic Faith-Healing
- Foods and Drinks
- Islamic Criminal Law
- Judiciary System in Islam
- Jihad
- Fiqh of Contemporary Issues
- Fiqh of Minorities
- Islamic Policy
- Schools of Islamic Jurisprudence
- Fatāwa (Fatwas)
- Fundamentals of Islamic Jurisprudence
- Books on Islamic Jurisprudence
- Acts of Worship
- Virtues/Noble Characteristics
- Arabic Language
- Calling to Allah's Religion
- Issues That Muslims Need to Know
- Softening Hearts Reminders
- Promotion of Virtue and Prevention of Vice
- Current State of Calling to Allah's Religion
- Soomaali soo jeediye : Sh. Saciid bin Al Qaxdaani dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada. 2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib. 3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii , 4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashada leh habeenkii , ducada saska ama argagaxa iyo qofka cabsi lagu ibtileeyay habeenkii , waxa uu samaynayo qofku hadii uu arko riyo xun ama hawaawi habeenkii , ducada qunuutka witriga , ducada marka laga baxo salaada witriga.
- Soomaali soo jeediye : Axmed Maxamud Axmed-yare dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
waa sharax qiimo leh oo ku saabsan kitaabka usuul As-salaasa, kaasi oo cadaynaya sadexda arimood ee waawayn ee laga rabo qof walba in uu garto oo uu barto.
- Soomaali soo jeediye : Axmed Maxamud Axmed-yare dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
sharaxa kitaabka Almasaa il aljaahiliya oo uu qoray sheekh maxamed c.wahaab, oo uu kaga hadlayo qaybo badan oo caqiidada ka mid ah
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
duruus taxane ah oo ku saabsan sharaxa kitaabka SIFATU AS- SALAATI AN-NABIYI- scw. oo uu qoray sheesh albaani, kitaabka waxa uu si fiican u sharaxayaa sidii uu nabigu tukan jiray salaada
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.
- Soomaali soo jeediye : Maxamed Axmed Cilmi Saylici dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
waa sharaxaad ku saabsan kitaabka As-sifaat ee uu qoray Imam Daara-qudhni, oo uu ku cadeeyay sida ugu haboon ee loo macnayn karo magacaanta iyo sifooyinka ilaahay, midaas oo ah in la raaco sida kitaabka quraanka iyo sunada ku sugan, oo lagu fahmayo manhajka salafka saalixa ah.
- Soomaali soo jeediye : C.Qaadir Maxamuud dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlay qisaska anbiyada lagu sheegay quraanka, laga soo bilaabo nabi aadan ilaa laga soo gaadho nabi ciise. Calayhimu as-salaatu wa as-salaam.
- Soomaali soo jeediye : C/Laahi Cali Geele dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Silsilad muxaadarooyin ah oo ka hadlaya macnaha Asmaada iyo sifaadka ilaahay S.W. iyo sida loo macnaynayo. Sida ka soo aroortay salafkii saalixa ahaa. Iyo sidoo kale cadayn waxyaabaha ka reeban qofka magacaantaas macnaynaya.
- Soomaali soo jeediye : Maxamud Shibili dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.
- Soomaali soo jeediye : Maxamud Shibili
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya qabuuraha, iyo qaabka loo booqdo, xukunka ay leedahay in la soo qodo oo la soo saaro qofka ku aasan, sidoo kale ma banaan tahay in masjid laga dhex dhiso qubuurtu, iyo arimo badan oo muhiim ah.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal
Muxaadaro ka hadlaysa raacida sunada nabiga s.c.w iyo ka tagida bidcada, iyo wanaaga arintaasi leedahay aduun iyo akhiiraba
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal
Tafsiir kooban oo ka hadlaya suurada al_casr iyo waanooyinka ay xanbaarsan tahay.
- Soomaali soo jeediye : Cumar Faaruuq dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa qabsashada xadhiga ilaahay, iyo midnimada, iyo sida arintaasi saxaabadu ugu dhaqmeen.
- Soomaali soo jeediye : Mustafe Salafi dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa xaqa nabigu s.c.w inagu leeyahay, oo ay ka mid tahay: in la rumeeyo, in la raaco wuxuu na amray, iyo in laga tago wixii uu naga reebay,
- Soomaali soo jeediye : C.Laahi Xasan Barbarawi dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.
- Soomaali dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha adoonimada ilaahay, iyo shuruuda ay leedahay cibaadadu
- Soomaali soo jeediye : C.qaadir Cukaasha dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.
- Soomaali soo jeediye : Maxamed Axmed Cilmi Saylici soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal dib u eegid : Maxamed Axmed Cilmi Saylici
Muxaadaro ka hadlaysa xadgudubka , iyo meelaha ay qofka uga iman karto xadgudubku, iyo firqooyinka arintaas ku kacay.
- Soomaali soo jeediye : Muxamed Cabdi Umal
Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada