-
Maxamed rashaad Ash-shariif "tirada qaybaha : 1"
tilmaamid :Maxamed rashaad Ash-shariif waxa uu ku dhashay falastiin sanadkii 1952m, waxa uu ka mid yahay raga caanka ku ah akhrinta qur aanka, waxa uu ka ahaa qaari masjidka Al-aqsa ee qudus, waxa uu u guuray wadanka urdun sanadkii 2002m, waxana uu imaam ka ahaa masjidka boqor cabdalah koowaad