qaybaha cilmiga

  • PDF

    risaalada nabi muxamed ,s.c.w. waa muxaadarooyin ka hadlaya siirada nabiga iyo risaaladiisa: 1- siirada anbiyada calahim salaam. ayay ku sugnaatay kudayashada saxda ah. 2- siirada nabi maxamed scw. waa mid tusaale u ah dhamaan umadaha. 3- siirada nabi muxamed scw. marka laga eego dhanka taariikhda. 4-siirada nabi muxamed scw. 5. siirada nabi muxamed scw. iyo sida ay u koobsatay wanaag oo dhan. 6. siirada nabi muxamed scw. iyo sida ay u leedahay mudnaanshaha ku dayashada. 7. risaalada nabi muxamed scw. in ay tahay mid ku socota umada oo dhan. 8. siirada nabi muxamed scw. marka laga eego dhanka camaliga

  • PDF

    Naxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

rayi gaagu waa noo muhim