110 - Suurada An-nasr ()
 
| 
(1) 1. Markuu yimaado Gargaarka Ilaahay iyo guusha (Furashada Makkah). 
(2) 2. Oo aad aragto dadka oo u soo galaya diinta Ilaahay (Islaamka) rac-rac (kooxo), 
(3) 3. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, weydiisona Denbi Dhaaf. Hubaal Alle waa Toobad aqbal Badane.