(1) 1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).
(2) 2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).
(3) 3. Ma dhalin (ma leh ilmo), lamana dhalin (oo ma leh waalid iyo xaas midna).
(4) 4. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).