106 - Suurada Quraysh ()

|

(1) 1. Caadeysigii Quraysh darteed.

(2) 2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).

(3) 3. Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baydkan (Kacbada Makkah ku taal).

(4) 4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin galiyay cabsi.