(1) 1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e)
(2) 2. Sharka wuxuu abuuray;
(3) 3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
(4) 4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
(5) 5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.