114 - Suurada An-naas ()

|

(1) 1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka.

(2) 2. Boqorka dadka.

(3) 3. Ilaaha dadka.

(4) 4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.

(5) 5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.

(6) 6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.