103 - Suurada Al-casr ()
|
(1) 1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay waqtiga.
(2) 2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.
(3) 3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, isuna dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).