(1) 1. Waxaa idin shuqliya (dadow) wax badsasho (iyo isu faanid).
(2) 2. Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).
(3) 3. Mayee! Waad ogaan doontaan.
(4) 4. Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.
(5) 5. Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.
(6) 6.Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.
(7) 7. Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.
(8) 8. Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).