(1) 1. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?
(2) 2. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),
(3) 3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,
(4) 4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,
(5) 5. Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?